Bangiga Dhaxe ee Dalka oo Warqad Ogolaansho ah siiyay Labo Bangi oo Caalami ah

Bankiga dhaxe ee Soomaaliya ee xaruntiisu tahay Muqdisho ayaa markii ugu horeysay warqadda ogolaanshiyaha in ay ka shaqeeyaan gudaha dalka siiyay laba banki oo ajnabi ah oo laga leeyahay dalalka Masar iyo Turkiga. Shir ay yeesheen guddiga maamulka Bangiga dhaxe ee Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay in warqada ogolaanshaha ay dalka uga shaqeenayaan la siiyo labada … Continue reading Bangiga Dhaxe ee Dalka oo Warqad Ogolaansho ah siiyay Labo Bangi oo Caalami ah